Madaxweyne Donald Trump oo weerar afka ah ku qaaday Sadiq Khan

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah ku qaaday duqa magaalada London Sadiq Khan , oo marar badan hawada u marsiiyay Trump eedeymo caro badan ku abuuray. Donald Trump ayaa fursad uu ku dhaleeceyn karo ka dhax arkay sadex weerar oo 24-saac gudahooda ka dhacay magaalada London oo lagu dilay sadex ruux, waxa … Continue reading Madaxweyne Donald Trump oo weerar afka ah ku qaaday Sadiq Khan